Site icon Qaamuus

ereyga

Dabadheer

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabadheer

dabadheeraan | dabadheeraansho | dabadheerow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version