Dabafur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-rro, m.dh) ld dabakafur. 2. Khiyaamo; dhagar. 3. ld dabafurid.
Dabafur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Xog qof u qarsoon kashifid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabafur ↴
dabafurid | dabakafur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg