Dabaggaalle
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaggaalle ↴
uurrays | dhalanteed | dhan-dabaggaalle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg