Site icon Qaamuus

ereyga

Dabajoog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dabasocod; dabaggal. 2. ld dabajoogid.

Dabajoog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Qof, xoolo iwm gadaashooda socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabajoog

dabajoogid | dabannashlee | kalwi | rac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version