Site icon Qaamuus

ereyga

Dabammari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax, wax kale weydaarin. 2. U d.: wax, wax kale dambeysiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabammari

dabammarid | dabammarin | isdabammari | isdabammarid | isdabammarin | isdabammaris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version