Dabayl-joogta
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo ..., m.l)(c.cimi.) Ku filiqsanaanta guud ee dabaysha gibilka hoose, tasoo, waxa sababay kaah, qorraxeedku, u dhisan sida meere meeraysanaya oo leh gibil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabayl-joogta ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg