Site icon Qaamuus

ereyga

Dabbaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.

Dabbaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld dabaal.

Dabbaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabbaal

waddac | ahbal | ahbalad | axmaq | baaraandeg | dabaal | dabaalasho | dabaali | dabaalin | dabaaljoog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version