Dabbaaldeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.
Dabbaaldeg
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabbaaldeg ↴
baaraandeg | dabbaaldegid | mood | neyruus |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg