Site icon Qaamuus

ereyga

Dabbaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid.

Dabbaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.

Dabbaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabbaan

laako | dabbaanid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version