Site icon Qaamuus

ereyga

Dabeyl-kulul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo ..., m.l)

(juqr.) Dabayl diiran oo qallalan oo ka dhacda dhinaca buurta ee duggaalka ah, waxaana aad loogu yaqaan waadiga buurta Albasta woqooyi, halkaas oo uu magacu ka soo askunmay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabeyl-kulul


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version