dabid
(m.f.dh)eeg dab². ld dabniin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabid ↴
dabniin [m.dh]
ld dabid.
gandabid [m.f.dh]
eeg ganda.
jillaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Kalluun dabid.
maxmil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Libaax-badeed maxmil ku dabid.
qardabid [m.dh]
ld qartabid.
saynsaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg