Dabiib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2. Dacarfal. 3. ld dabiibid.
Dabiib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cid daaweyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabiib ↴
dabiibid | dhaawo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg