Site icon Qaamuus

ereyga

dable
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Askari aan derajo lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dable

adable [m.l]
Dhul carro cad iyo carro madow isugu jira, geedo dhaadheer ka baxaan oo beerashada ku wanaagsan.

askari [m.l]
(askar, m.dh; askaro, m.l) 1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable. 2. Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.

dabley [m.dh]
Dad hub haysta.

labadable [m.l]
L. ah: qof laba guri ka wada cunteeya.

labadablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Laba guri ka wada cuntayn (qof).

labaddableyn [m.f.dh]
eeg labadablee.

subbeehi [m.l] (-iyo, m.dh)
Askari aan derejo lahayn; dable.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version