dabraacid
(m.f.dh)eeg dabraac³. ld dabraac¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabraacid ↴
dabraac [m.l]
1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya. 2. ld dabraacid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg