Site icon Qaamuus

ereyga

Dabro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed nagaar dhulka ku faalada, laamo dhuudhuuban oo jilicsan leh, xooluhu daaqaan oo dooxooyinka ka baxa. 2. (-ooyin, m.l) Weerar rogaal celis ah.

Dabro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-raday, -ratay)

Awr iwm dabar ku xirasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabro

dabrasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version