dacwashiir
(m.l)ld daacaqurun¹.
dacwashiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld daacaqurun².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacwashiir ↴
daacaqurmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daacaqurun². ld dacwashiirid. daacaqurun, dacwashiirid
daacaqurun [m.l]
Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹. dacwashiir
dacwashiirid [m.dh]
ld daacaqurmid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg