Site icon Qaamuus

ereyga

dadabgal
(m.l) (-llo, m.l)

1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.

dadabgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)

U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadabgal

dadabdhig [m.l]
ld dadabgal¹.

dadabdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld dadabgal².

dadabgelid [m.f.dh]
eeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version