Site icon Qaamuus

ereyga

Dadabxambaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.

Dadabxambaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadabxambaar

dadabhambaar | dadabxambaarasho | dadabxambaarid | dadabxambaaro | dadabxambaarsasho | dadabxambaarso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version