Dadcun
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. D. ah: awr dadka qaniina. 2. D. ah: nafleyda inteeda hilibka dadka quudan karta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadcun ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg