dadnimo
(m.dh)Dad ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadnimo ↴
insaaniyad [m.dh]
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.
shakhsiyad [m.dh]
Tayada dadnimo ee qof leeyahay.
xarrish [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Qof qiimahiisa dadnimo wax u dhimid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg