Site icon Qaamuus

ereyga

Dadqalato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadqalato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version