Site icon Qaamuus

ereyga

dafir
(m.l)

Diididda run la ogyahay. ld dafirid.

dafir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Run la ogyahay diidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dafir

dafiraad [m.dh]
ld dafirid.

dafirid [m.f.dh]
eeg dafir². ld dafir¹, dafiraad.

inkir [m.l]
1. Dafiraad. 2. ld inkirid.

kufri [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
(dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version