Site icon Qaamuus

ereyga

dafirid
(m.f.dh)

eeg dafir². ld dafir¹, dafiraad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dafirid

dafir [m.l]
Diididda run la ogyahay. ld dafirid.

dafiraad [m.dh]
ld dafirid.

kufri [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
(dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version