Site icon Qaamuus

ereyga

Dagaallan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dagaallamid.

Dagaallan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

La d.: cid dagaal kula kicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dagaallan

dagaallamid | duumadhawr | furmaato | gobannimaddoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version