Site icon Qaamuus

ereyga

Dago

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa. 2. Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar. 3. D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.

Dago

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

1. U d.: wax, cid u dayacmid. 2. Ku d.: ku dagmid, ku khatalmid; sigasho; baylahoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dago

baqabbeenle | cimilgal | dagaggoo | dagaggooys | dagasho | sako |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version