Site icon Qaamuus

ereyga

dahan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-hnaa, -hnayd)

ld dihin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dahan

dihin [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
1. Wax aan weli la lisin ahaansho (xoolo). 2. Wax aan weli sidii la rabay looga faa'iidaysan ahaansho (dhul). ld dahan.

maldahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
Wax la maldahay ahaansho (hadal).

sandahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
Qof, qof kale wax siintiisa u jajaban.

sogordahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
Hadal wax la maldahay ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version