Dahsoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)Wax qarsoon noqosho.
Dahsoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax qarsoon ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dahsoon ↴
jaahilbixi | asiidh-cabirid | dahsoomid | dahsoonaan | dahsoonaansho | doorsoome | ferdibax | ferdibax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg