Dakaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.
Dakaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Gammaan ama awr aad u daalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakaan ↴
dakaamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg