Dakano
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Godob, utun, dhagar. ld dakane.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakano ↴
aanee | aano | aar | aargud | dakane | sagan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg