Site icon Qaamuus

ereyga

Dakee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)

1. Sariir, kursi iwm ku dul raaxaysasho. 2. Biyo ku dul maraabayn (markab ama doon).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakee

dakayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version