Dakhaakhul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof gabow dartiis, isku daran noqday. ld laclac¹.
Dakhaakhul
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)Qof gabow dartiis erayada uu sheegayo aan la garan karin. ld laclac².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakhaakhul ↴
dakhaakhulid | laclac | laclac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg