Site icon Qaamuus

ereyga

Dalaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.

Dalaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho. 2. Ceel, biyo ka gurid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalaaf

dalaafid | dalaafsan | dalaafsanaan | dalaafsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version