Site icon Qaamuus

ereyga

Dalaaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dalaaqid.

Dalaaq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.

Dalaaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Naag dalqaddeeda siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalaaq

dalaaqid | dalaaqo | dalqad | fur | furan | xilafur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version