Dalalka soo koraya
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Waddamadda aan weli horumar ka samayn dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada, teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha heerka nolosha qofka iyo bulshada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalalka soo koraya ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg