Dalambaabbi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. D. ah: socod qofku hadba dhan u ciirayo tabar darro awgeed. 2. ld dalambaabbiyid.
Dalambaabbi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Tabardarro awgeed, socod hadba dhan loo ciirciirayo socosho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalambaabbi ↴
dalambaabbin | dalambaabbiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg