Dalbo
Qaabnaxa: m.l.w Isrogrogga:eeg dalab².
Dalbo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)1. Dalab sameyn (qof). 2. Ciidan amar siin. 3. Isu baaqid (turub).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalbo ↴
dalbasho | dalboole |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg