Daldalooli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax daloollo badan yeelid. ld dulduleeli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daldalooli ↴
daldaloolid | daldaloolin | daldaloolis | dheeraweyn | dulduleeli | dulduleelid | dulduleelin | dulduleelis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg