Site icon Qaamuus

ereyga

Daliil

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-llo, m.dh)

D. ah: qof dullinimo ka muuqato.

Daliil

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-llo, m.dh/-lo, m.l)

Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daliil

daliili | daliilin | daliilnimo | daliisho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version