Dallaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2. D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
Dallaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo/-liin, m.dh)1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
Dallaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Dad wax u kala iibin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallaal ↴
dallaalid | dallaalin | dallaallimayn | dallaallimee | dallaallimo | dallaalnimo | dallaalnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg