Site icon Qaamuus

ereyga

Dallaayad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, ml.)

1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tolan oo qorraxda iyo roobka laga galo. 2. Baarashuud.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallaayad

dallad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version