Dallac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay. 2. ld dallicid.
Dallac
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lici)1. (f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm isku shiilid. 2. (f.mg) Dallacaad helid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallac ↴
dallacaad | dallacbilaash | dallacsii | dallacsiin | dallacsiis | dallicid | qalee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg