Site icon Qaamuus

ereyga

dalooliye
(m.l)

Bir af dhuuban oo girgirro leh oo alwaaxda, birta iwm lagu dalooliyo. ld duleeliye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalooliye

duleeliye [m.l]
ld dalooliye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version