Dalooshan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Meel, wax dalool leh noqosho. ld duleeshan¹.
Dalooshan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-shnaa,-shnayd)Wax dalool leh ahaansho. ld duleeshan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalooshan ↴
dalooshamid | dalooshnaan | duleeshan | duleeshan | qolfaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg