Dalow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wyo, m.dh)1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.
Dalow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-laabay, -lawday; -laabi)Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalow ↴
Dunugle | dalaabid | dalaw | deli | khafiyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg