Site icon Qaamuus

ereyga

Damaashaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.

Damaashaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Maalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga damaashaad

aroos | aroos | ciid | dabbaaldeg | dabbaaldeg | damaashaadid | diric | xus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version