dambasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Qoryo, dhuxul iwm dambas noqosho. ld bambasow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambasow ↴
bambasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ooway, -oowday)
ld dambasow.
dambasoobid [m.f.dh]
eeg dambasow. ld bambasoobid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg