Site icon Qaamuus

ereyga

Dambaxiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax dambaxir lagu sameeyey ahaansho (sac la lisayo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambaxiran

dambaxirnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version