Site icon Qaamuus

ereyga

Dameer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer¹, dammeer¹.

Dameer

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer², dammeer².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dameer

baqal | baqal | bes | biibbiile | biibbiilee | biqle | boor | daaqcune | dabeer | dabeer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version