Site icon Qaamuus

ereyga

Danaani

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.

Danaani

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.

Danaani

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nyay, -niday; -nyi)

Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danaani

danaanin | danaano | danaanyid | dannaanni | dannaanni | hiili | qareen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version