Site icon Qaamuus

ereyga

danaanin
(m.f.dh)

eeg danaani. ld danaano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danaanin

danaano [m.dh]
La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.

hiili [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil², hiilli.

qareen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version